Hargeysa —
Wariye Bushaaro Cali Baanday oo ku xidhan xabsiga dhexe ee magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ayaa maanta la horkeenay Maxkamada Gobolka.
Haddaba qareenka Busharo Baanday Mubarik Maxamud Falaag ayaa uga waramay Wariyaha VOA-da Khadar Maxamed Cakule.
Madal