Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Weerar dhimasho leh oo lagu qaaday mas'uul ka tirsan maamulka Wanlaweyn


Shabaab

Koox hubeysan ayaa xalay weerar ku qaaday guriga guddoomiye ku-xigeenka amniga ee degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose Cabdullaahi Guduudow.

Goobjoogayaal ayaa sheegay in guddoomiye ku-xigeenka uu soo gaaray dhaawac, halka wiilkiisa uu ku dhintay qaraxaas. Mas’uuliyadda qaraxan waxaa sheegtay ururka Al-Shabaab.

Warbixintan waxaa inoo soo diray Mukhtaar maxamed Catoosh.

Weerar dhimasho leh oo lagu qaaday mas'uul ka tirsan maamulka Wanlaweyn
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:21 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG