Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waa sidee xaaladda barakacayasha dagaalka Laascaanood?

Laascaanood
Laascaanood

Ku dhowaad boqol kun oo qof oo qaxooti ah oo ka barakacay dagaallada ka socda magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa gaaray deegaannada Dowlad Deegaanka Soomaalida.

Wasiirka xafiiska maaraynta khataraha masiibooyinka dawlada deegaanka Soomaalida Axmed Yaasiin Sheekh Ibraahim oo waraysi siiyay Idaacada VOA ayaa waraysiga qaybta 1aad waxa uu kaga hadlay xaalada dad kasoo barakacay dagaalka Laascaanood.

Wasiirka ayaa sheegay in dadkaan Dowlad Deegaanka Itoobiyo ay u aqoonsatey dad qaxooti ah oo xaaladdooda ay la socoto Qaramada Midoobay.

Waraysigan waxa uu siiyay wasiirka wariyaha VOA ee Jigjiga Maxamed Cabdiraxman Ugaas Gaataa.

Xaaladda barakacayaasha dagaalka Laascaanood.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:37 0:00

XS
SM
MD
LG