Boosaaso —
Magaalada Boosaaso waxaa in muddo ah ka taagnaa walaac laga qabo in colaad dhawaan magaalada ka dhacday ay mar kale soo noqoto, sababo la xiriira heshiisyo rasmi ah oo muuqda oo aan dagaaladii horey magaalada uga dhacay aan laga gaarin marka laga reebo baaqyada Isimada.
Wasiirka Aminiga Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan, oo wareysi siiyey VOA Somali, ayaa maanta sheegay in colaadaasi ay dhamaatay oo laga heshiiyay.
Waxa uu y warramay Wariyaha VOA-da ee Boosaaso Faadumo Yaasiin Jaamac.
Facebook Forum