Kyiv —
Afartan iyo laba kun oo haween ah ayaa ka tirsan Ciidamada milatariga Ukraine, iyadoo wasaaradda difaaca ee Ukraine ay dhawaan si rasmi ah u ansixisay labiska dumarka ciidanka ku jira.
Lesia Bakalets ayaa wabrixintan ka soo dirtay Kyiv, waxaa soo jeedinaya Jamaal Axmed Cisman.
Madal