Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wasaaradda Caafimaadka iyo Bangiga adduunka oo wax ka qabanaya baahida caafimaadka ee dalka


Wasiirka caafimaadka Marwo Fowziyo Abikar Nuur, iyo xubno ka socday wasaaradaha caafimaadka dowlad-gobboleedyada ayaa Nairobi uga qaybgalaya shir looga hadlayo dardargellinta hannaanka caafimaadka, kaasoo oo Soomaaliya uu ka taageerayo Bangiga Adduunka.

Haddaba si aan faahfaahin dheeraad ah uga helno waxyaabaha sida gaarka ah looga hadlayo shirkaasi ayaa Cabdifitaax Axmed oo ah Agaasimaha Siyaasadda iyo Qorsheynta Wasaaradda Caafimaadka dowladda Federaalka wuxuu magaalada Nairobi ugu warramay Wariyaa VOA-da Khadar Maxamuud Xareed.

WARAYSI: Wasaaradda Caafimaadka DFS iyo World Bank oo dardargelinaya caafimaadka dalk.
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:39 0:00

XS
SM
MD
LG