Hargeisa —
Warshadda Kalluunka Somtune ee magalada Berbera ayaa samaysay tijaabadeedii ugu horeyntii ee wax soo saarka Kalluunka Qasacadaha sida ay u habayn karaan masuuliyiinta VOA Sare ee warshadu.
Warkan waxa Hargiesa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.