Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysiga madaxweyne Muuse Biixi oo dhameystiran


Muuse Biixi
Muuse Biixi

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo maalmahan socdaal hawleed ku joogay dalkan Maraykanka, ayaa waraysi siiyay Laanta Af Soomaliga ee VOA.

Waraysiga oo uu la yeeshay Cabdixakin Maxamuud Shirwac ayuu kaga hadlay arrimo ay ka mid yihiin xidhiidhka Taiwan, wada-hadalladii Soomaaliya iyo Somaliland; iyo in Itoobiya iyo Somaliland ay ka wada hadleen dekeda Saylac.

Wuxuu sidoo kale ka hadlayaa saamaynta Shiinaha ee xidhiidha Taiwan, inay Somaliland diyaar u tahay inay bixiso saldhig milatari, inay Itoobiya Somaliland kala hadashay dekedda magaalada Saylac, dadkii Laascaanood laga saaray iyo qodobo kale.

Wareysiga Madaxweyne Muuse Biixi oo dhameystiran
please wait

No media source currently available

0:00 0:26:13 0:00

XS
SM
MD
LG