Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Yuusuf Dabageed oo ka jawaabay eedo loo jeediyey


Yuusuf Dabageed
Yuusuf Dabageed

Madaxweyne ku xigeenka HirShabelle Yusuf Ahmed Hagar Dabageed ayaa beeniyey eedo loo soo jeediyey oo ku aadan inuu madaxtooyada dowlada Soomaaliya kala shaqeynaayo sidii dad gaar ah oo ay wadato loogu xiri lahaa kuraasta qaar.

Jawaabta Dabageed ayaa timid ayada oo Madaxweynihii hore ee HirShabelle Maxamed Cabdi Waare uu sheegey in madaxweynaha HirShabelle Cali Guudlaawe uu muujiyey niyad wanaag iyo in doorashada si furan loogu tartamo, balse ay jiraan xubno ka mid ah maamulka oo la shaqeynaya Villa Somalia.

Falastiin Axmed Iiman ayaana ugu horeyn weydiisey eedaha loo soo jeediyey iyo waxa ka jira?

Wareysi: Yuusuf Dabageed oo ka jawaabay eedo loo jeediyey
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:59 0:00

XS
SM
MD
LG