Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Xog ku saabsan mashruuca Bangiga Adduunka uu ku maal-gelinayo korontada Soomaaliya


Cabdisalaan Maxamuud Cabdullahi, Maareeyaha Mashruuca kaabeyaasha korontada Soomaaliya
Cabdisalaan Maxamuud Cabdullahi, Maareeyaha Mashruuca kaabeyaasha korontada Soomaaliya

Bangigga Adduunka ayaa dhowaaan bilaabay qeyb ahaan mashruuc ay ku kacayso in ka badan $150 million oo wax looga qabanayo kaabiyaashii hore ee Korontada dalka, waxaana Baniga Adduunku mashruucan oggolaaday dabayaaqadii sanadkii hore.

Waxaa dib loo soo noolaynaayaa xoogii Korontada dalka ayadoo 5-ta Maamul goboleed iyo magaalo madaxda Muqdisho ay Korontoodu dib usoo noqonayso.

Wariyaha VOA ee Washington Sahra Cabdi Axmed ayaa arrimahan ka wareystay Cabdisalaan Maxamuud Cabdullahi oo ah Maareeyaha Mashruucan.

Wareysi: Xog ku saabsan mashruuca Bangiga Adduunka uu ku maal-gelinayo korontada Soomaaliya.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:10 0:00

XS
SM
MD
LG