Gaalkacyo —
Ciidamada ammaanka gobolka Mudug ayaa sheegay in ay kala dhex-galeen beelo Sabtidi uu dagaal ku dhexmaray meel u dhaw tuulada Af-barwaaqo oo qiyaasti 200km dhanka waqooyi kaga beegan magaalada Gaalkacyo.
Faah-faahinta warkaan, ayuu wariyaha VOA-da ee Mudug Cabdiwaxid Macallim Isxaq ka wareystay Cabdiqani Yaasiin Maxamed oo ah taliyaha ciidanka isku-dhafka ee maamullada Puntland iyo Galmudug ugu qaabilsan gobolka Mudug.
Madal