Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jamhuuriga oo markii lixaad ku fashilmay inay doortaan afhayeenka Congress-ka


Congressman Kevin McCarthy
Congressman Kevin McCarthy

Xubnaha xisbiga Jamhuuriga ee Aqalka Koongareeska Maryakanka ayaa markii lixad ku guuldarreystay inay doortaan afhayeenka aqalka hoose, waxaana Kevin McCarthy oo ay xisbigu doonayaan inuu noqdo afhayeenka uu ku guuldarraystay inuu helo 218-ka cod lix jeer oo codeyn ah.

Haddaba, ilaa iyo intee jeer oo kale ayuu goluhu codeynayaa si loo doorto afhayeenka aqalka hoose? Su’aashaas iyo kuwa kale ayay wariyaha VOA-da Caasha Ibrahim Aden "Caashacuud" ay weydiisay Cabdiqafaar Cabdi Wardheere oo bartay xiriirka caalamiga kana faalooda arrimaha Mareykanka oo daggan gobolka Virgina ee dalka Mareykanka.

Xisbiga Jamhuuriga oo ku fashilmay doorashada afhayeenka Congress-ka.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:46 0:00

XS
SM
MD
LG