Muqdisho —
Guddiga Gurmadka Qaranka ee uu sameeyey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre kadib qaraxyadii lala beegsaday Wasaaradda Waxbarashada iyo Isgoyska Zoobe ayaa faahfaahin ka bixiyey shaqada guddiga.
Waxay sidoo kale guddigu faahfaahin ka bixiyeen tirokoobta khasaaraha ilaa haatan la xaqiijiyey ee ka dhashay qaraxyadaas.
Haaruun Macruuf ayaa waraysi la yeeshay Dr. Cali Xaaji Aadan Abiikar, wasiirka caafimaadka dawladda federaalka ahna guddoomiyaha guddiga gurmadka qaran.
Facebook Forum