Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Xaaladda Autism-ka ee Soomaaliya


Maanta oo kale waxaa caalamka laga xusaa Maalinta Xaaladda Autism oo ah xaalad saamaysa korriinka garaadka ee carruurta.

Soomaaliya oo qaar ka mid ah carruutu ay kusoo dhashaan xanuunkaas ayaa dadka u ololeeya wacyigelinta xaaladdan ay sheegayaan in loo baahan yahay wacyigelin dheeraad ah.

Weriyahayaga Muqdishu Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa la kulmay Raxma Cabdulqaadir Maxamed oo ah khabiir si gaar ah ula tacaasha carruurta xaaladdan la nool, isla markaana ka tirsan xarunta daryeelka carruurta xaaladdan lasoo deristo ee Mustaqbal oo ku taal Muqdisho.

Wareysi: Xaaladda Autism-ka ee Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:09 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG