Maamulka magaalada Baardheere ayaa sheegay in tiro ka badan 10-kun oo qoys oo ku barakacay fatahaadiihii dhowaanta ka dhacay degmadaasi ay ku u baahan yihiin gargaar bani'aadanimo.
Maamulka ayaa sheegay inay dowladda federalka ay mucaawino aanan wax badan ka qaban karin dhibaatada ka dhashey fatahaadasi ay gaarsiiyey magaaladda.
Haya'ada Al-Raxmo ayaa sidoo kale wadda dadaallo lagu gaargarayo dadka dhibbaneyaasha.
Haddaba, sida ay tahay xaaladda dadkaasi ayaa wariyaha VOA-da ee Washington Sahra Cabdi Axmed khadka telefoonka kula xiriirtay gudoomiyaha degmada Baardheere Maxamed Wali Yusuf Qorax.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available