Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Mowqifka Puntland ee doorashada iyo xiisadda Garoowe


Wasiirka Warfaafinta ee Puntland Maxamuud Caydiid Dirir (Dhexda) oo wareysi siiyay VOA.
Wasiirka Warfaafinta ee Puntland Maxamuud Caydiid Dirir (Dhexda) oo wareysi siiyay VOA.

Wasiirka Warfaafinta ee Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo wareysi siiyey VOA ayaa ka hadlay dagaalka xalay iyo mowqifka maamulka Puntland.

Waxa uu khadka telefoonka ugu warramay Sahra Cabdi Amed.

Dhageyso wareysiga wasiirka Warfaafinta Puntland.m4a
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:23 0:00

Waxaa naga xasuusin ah , in mas’uuliyiinta dawladda Soomaaliya ayaysan noo suurtgelin inaan maanta ku helmno khadka telefoonka si ay uga hadlaan eedda uga timid dhinaca maamulka Puntland, hase yeeshee Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa isagu toddobaadkii hore dhalliilay maamuka Puntland, waxaana uu sidoo kale ka hadlay doorashada Puntland.

Dhageyso hadalkii RW Xamsa Cabdi Barre.m4a
please wait

No media source currently available

0:00 0:00:49 0:00

XS
SM
MD
LG