War Deg-Deg ah

Wareysi: Wasiirka difaaca oo ka jawaabay eedaha Sanbaloolshe

Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac)
Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac)

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay qorshaynayso wejiga labaad ee guluf lagu qaado maleeshiyada Al-Shabaab.

Taliyihii hore ee nabad-sugidda Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa ka digay in howlgallada cusub ay fashilmi karaan, sababo la xiriira inaan dadka deegaanka laga talo-gelin.

Haddaba VOA Somali ayaa la xiriirtay Wasiirka Gaashaandhigga ee dawladda Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur, si aan wax uga weydiino dhalliilaha uu taliyihii hore ee nabad-sugidda uu u jeediyey diyaar-garowga wejiga labaad ee hawlgallada milatari.

Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa wasiirka weydiiyey marka hore hawlgallada milatari iyo qorshaha dawladda.

Wareysi: Wasiirka difaaca oo ka jawaabay eedaha Sanbaloolshe

No media source currently available

XS
SM
MD
LG