Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Wasiirka Amniga Jubaland oo ka hadlay dagaalkii Baarsanguuni


Jeneraal Dhuumaal
Jeneraal Dhuumaal

Wasiirka Amniga ee Jubaland, Jeneraal Yuusuf Dhuumaal ayaa faah-faahin ka bixiyey weerar ay Al-Shabaab saaka kusoo qaadeen xerada ciidamada ee Baarsanguuni, oo 45km dhinaca waqooyi kaga beegan Kismaayo.

Wasiirka oo la hadlay VOA ayaa sheegay in hal askari uu uga geeriyoodey Jubbaland dagaalkaasi, laba kalena ay kaga dhaawacmeen. Sidoo kalena ay jiraan Al-Shabaab dad ay kaga qabteen dagaalkaasi..

Sahra Cabdi Axmed ayaa khadka telefoonka ee magaalada Kismaayo kula xariirtey Gen. Dhuumaal, ugu horeyntiina waxey waydiisay inuu sharaxo sida ay saaka wax u dhaceen.

Wareysi: Wasiirka Amniga Jubaland oo ka hadlay dagaalkii Baarsanguuni
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:57 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG