Columbus —
Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya Maxamed Sheekh Cali Doodishe ayaa sheegay in amniga caasimada iyo magaalooyinka waaweyn ee Soomaaliya amnigoodu uu aad u fiican yahay.
Waraysi uu wasiirka magaalada Columbus ee gobolka Ohio ee dalkan Maraykanka uu kula yeeshay wariyaha VOA Abdikafi Yusuf Adam ayuu sidoo kale kaga hadlay arrimo dhowr ah oo amniga la xiriira.
Waxaana waraysiga oo aad u dheer uu ugu horeyn wasiirku ka hadlayaan xaalada amniga.
Madal