Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Wasiir Biixi Iimaan oo ka hadlay shirka Nairobi


Biixi Iimaan Cige
Biixi Iimaan Cige

Magaalada Nairobi waxaa shalay ka furmay shirweynaha Bankiga Horumarinta Qaaradda Afrika oo ay ku sugan yihiin madaxweynayaal ka socda qaraadda Afrika iyo hoggaamiyayaal kale oo caalamka ah.

Madaxda shirkaasi joogta waxaa ka mid ah madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wasiirro ka tirsan dawladda federaalka oo uu ka mid yahay Wasiirka Maaliyadda Biixi Iimaan Cige.

Khadka telefoonka ee magaalada Nayroobi ayuu wasiirku xalay ugu warramay Haaruun Macruuf.

Wareysi: Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Biixi Iimaan Cige
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:59 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG