Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Waare oo sheegay 'laba arrin oo la isku hayo' Beledweyne


Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare
Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare

Xiisad siyaasadeed ayaa maalmihii dhawaa laga soo sheegaayey magaalada Beledweyne oo ah deegaan doorashada labaad ee HirShabeelle.

Xiisadan ayaa la sheegey in ay salka ku heyso qaabka loo marayo tartamada kuraasta Aqalka Hoose ee baarlamanka iyo habka loo xulayo murashaxiinta.

Siyaasiyiinta qaar ayaa sheegey ina y socdaan dadaallo la doonayo in dad gaar ah kuraasta loogu xiro.

Madaxweynihii hore ee HirShabelle Mohamed Cabdi Waare ayaa sheegey in madaxweynaha HirShabelle Cali Guudlaawe uu muujiyey niyad wanaag iyo in doorashada si furan loogu tartamo.

Falastin Ahmed Iman ayaa weydiisey ugu horeyn sida uu u arko hanaanka doorasho ee Beledweyne ka socda?

Wareysi: Waare oo sheegay 'laba arrin oo la isku hayo' Beledweyne
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:40 0:00

XS
SM
MD
LG