Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Waa sidee xaaladda magaalada Laascaanood?


Dagaalka Laascaanood ee u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa deegaanka ayaa galay toddobaadkii labaad, waxaana weli magaalada ka jirta cabsi iyo barakaca

Wariyaha VOAda ee Laascaanood Cabdikariim Olol ayaa arrintaas ka waresytay Maareeyaha Cisbitaalka Guud ee magaalada Laascaanood.

Waa sidee xaalada Laascaanood.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:40 0:00

XS
SM
MD
LG