Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Waa sidee xaaladda magaalooyinkii Al-shabaab laga saaray?


Xubno ka mid ah xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa gaaray deegaanada Alshabaab laga saaray maalintii shalay.

Xildhibaan Faa'isa Jeyte oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa ka mid ah Xubnahaas xildhiabaanada ah ayaa u waramayey Cabdulqaadir M Cabdulle, Cabdulqaadir Okay,

Waxaana weydiiyay xaalka degmada Ceelbuur, Wabxo iyo Dac.

Dhageyso wareysiga xildhibaan Faa'isa Jayte
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:33 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG