Baraawe —
Isku socodka shacabka iyo ganacsiga magaalada Baraawe ayaa caadi kusoo laabtay kadib dagaal toddobaadkii tegay halkaas ku dhex maray ciidamada xoogga dalka iyo kuwa daraawiishta.
Waxaa sidoo kale dib u furmay garoonka diyaaradaha magaalada Baraawe oo maalmihii ugu danbeysay xirnaa.
Wariyaha VOA Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa xaaladda magaalada ka wareystay guddoomiyaha gobolka Shabeellada Hoose Maxamed Ibraahim Barre.
Madal