Muqdisho —
Toddobaadkan waxaa dunida laga xusay maalinta caalmaiga ah ee la dagaalanka gudniinka fircooniga ah. Sannadkan waxay kusoo aadday iyadoo dadka u dhaqdhaqaaqa la dagaalanka caadadaas ee Soomaaliya ay sheegeen inuu weli gudniinka fircooniga ah meel sare marayo dalka.
Ifraax Axmed waa aas-aasaha Hay’adda Ifraax Foundation oo u ololaysa la-dagaalanka gudniinka fircooniga ah. Waxay Haaruun Macruuf uga warrantay heerka gudniinka fircooniga Somaaliya ee xilligan.
Madal