Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Taliyaha AFRICOM oo ka hadlay dagaalka Al-Shabaab


Lt. Gen. Michael Langley
Lt. Gen. Michael Langley

Taliyaha ciidamada Marines-ka Mareykanka ee ka howl gala Afrika ayaa wareysi gaar ah oo uu dhawaan siiyay VOA kaga hadlay arrimaha ammaanka Soomaaliya iyo dagaalka ay dowladda Soomaaliya kula jirto al-Shabaab.

Wareysigan oo muuqaal ahaa, oo uu ka soo shaqeeyay xafiiska VOA-da ee Washington ayaa waxaa Muqdishu kula yeeshay General Michael Langley, wariyaha VOA-da Cabduqaadir Maxamed Cabdulle, oo uu dhinaca muuqaalka duubista ka caawinayay wariyaha VOA-da Cabdulqaadir Zubeyr.

Maxamed Colaad Xasan ayaa inoo soo koobaya.

Wareysi: Taliyaha AFRICOM oo ka hadlay dagaalka Al-Shabaab
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:23 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG