Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Sidee loo qabtay magaalada Ceelbuur?


Jenraal Ibraahim
Jenraal Ibraahim

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidankeedu uu qabsaday degmada istaraatiijiga ah ee Ceelbuur ee gobolka Galgaduud, kadib markii maleeshiyada Al-Shabaab ay degmadaasi ka carareen.

Taliyaha ciidanka Soomaaliya Jeneraal Ibraahim Sheekh Muxiyadiin, oo waraysi siiyay VOA, ayaa sheegay in ciidanka ay si buuxda ula wareegeen degmada Ceelbuur, sidoo kalena ay dhawaan tagi doonaan degmada Galhareeri.

Weriyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa Khadka taleefonka ku wareystay taliyaha.

Wareysi: Sidee loo qabtay magaalada Ceelbuur?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:39 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG