Guddoomyaha cusub ee gobolka Shabeellaha Hoose Maxamed Ibraahim Barre ayaa faahfaahin ka bixiyey qarax maalintii Jimcihii ka dhacay tuulada Muraale kadib markii ay carruur ay heleen jawaan ay ku jiraan waxyaabaha qarxa.
Gudodoomiyaha ayaa sheegay inay dhinteen 27 qof.
Haddaba wararkii ugu dambeeyey ee masiibadan ayaa Haaruun Macruuf uu ka waraystay guddomiyaha gobolka Shabeellada Hoose Maxamed Ibraahim Barre.
Madal