Seoul —
Magaalada Seoul ee waddanka Kuuriyada Koonfureed ayaa shir uga furfay waddamada ay dagaalladu aafeeyeen ee u badan kuwa Africa, iyadoo looga hadlayey hoggaaminta iyo doorka dhalinyarada.
Shirka waxaa Soomaaliya ku meteshay Amaal Maxamed Abubakar oo ka socotay Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha dowlada Federalka, wariyaha VOA ee QAarada Australia iyo Koonfurta Asia Iirahim Cumar Baafo oo jooga magaalada Melbourne ee dalka Australia qadka telefoonka ku wareystay Amal waxana uu ugu horeyn weydiiyey shirkan waxa uu ku sabsanaa iyo cida soo qabanqaabisay.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available