Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Safiirka Soomaaliya ee Talyaaniga oo ka hadlay xiisad ka taagan safaaradda


Cabdiraxmaan Sheekh Ciise
Cabdiraxmaan Sheekh Ciise

Wasaaradda arrimaha dibedda Soomaaliya ayaa qoraal ay u dirty dowladda Talyaaniga waxay ku sheegtey in ay dib usoo celisey safiirkii u fadhiyey magaalada Rome ayna magacowdey ku sime safiir.

Dhinaca kalena safiirka ayaa sheegey in qoraalkaasi isaga si toos ah aan loogu soo dirin. Sidoo kale, warbaahinta dalka Talyaaniga ayaa wax ka qorey khilaaf ka taagan safaaradda Soomaalida ee Talyaaniga.

Haddaba si aynu arrimahaas wax uga ogaano ayaanu la xiriirney safiir Cabdiraxmaan Sheekh Ciise. Falastin Ahmed Iman ayaa ugu horeyn weydiisey waxa uu yahay khilaafka la sheegayo inuu safaaradda ka jiro?

Wareysi: Safiirka Soomaaliya ee Talyaaniga oo ka hadlay xiisad ka taagan safaaradda
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:28 0:00

XS
SM
MD
LG