Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Larry Andre


Larry André
Larry André

Safiirka dawladda Maraykanka ee Soomaaliya Larry Andre ayaa sheegay in madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu doonayo inuu waddanka ku hoggaamiyo qaab wadar-oggol ah.

Waxa uu sheegay in mid ka mid aha waxyaabaha ugu horreeya ee madaxweynuhu uu mudnaanta siinayo ay tahay wax ka qabashada dhibaatada bani’aadminnimo ee ka dhalatay abaaraha.

Safiirka dawladda Maraykanka ee Soomaaliya Lary Andre ayaa rajo ka muujiyey in madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu hagaajiyo wada-shaqaynta dawladda federaalka iyo maamul goboleedyada, iyo in la dhammaystiro dastuurka, wax ka qabashada abaaraha, amniga iyo qodobo kale.

Safiirka wuxuu u warramay Haaruun Macruuf.

Wareysi: Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Larry Andre
please wait

No media source currently available

0:00 0:11:10 0:00

XS
SM
MD
LG