Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Sababta ka dambeysay diyaaraddii shilka ku gashay Muqdisho

Diyaaradda ku dhacday garoonka Muqdisho
Diyaaradda ku dhacday garoonka Muqdisho

Wasaaradda gaadiidka ee Soomaaliya ayaa soo saartay warbixintii ugu horraysay ee diyaaraddii shilka ku gashay garoonka Aadan Cadde, 11-kii July.

Maareeyaha hay’adda duulista Rayidka Soomaaliya Axmed Macallin ayaa sheegay in warbixintan ay ku ogaadeen in diyaaraddu ay ahayd mid bedqabta hase ahaatee ay jireen dabaylo xooggan oo dhacayey xilligii ay diyaaraddu dhacday.

Weriyaha VOA ee Muqdisho Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa waraysi la yeeshay maareeyaha.

Wareysi: Sababta ka dambeysay diyaaraddii shilka ku gashay Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:40 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG