Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Ra'iisul Wasaare Xamza oo la hadlay VOA


Xamza
Xamza

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre iyo wefdi uu hoggamainayo ayaa maalmahan ku sugan magaalada New York, isagoo ka qeybgalaya shirka Golaha Guud ee QM ee sannadkan.

Haddaba weriyaha VOA Caasha Ibraahim Aden ayaa magalaada New Yorkd wareysi gaar ah kula yeelatay Ra’iisal Wasaare Xamza, waxayna ugu horreyn weydiisay waxa u suuro-galay illaa intii uu yimid magaalada New York.

Wareysi: Ra'iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre oo la hadlay VOA
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:32 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG