Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Qaali Cali Shire oo dhowaan loo doortay xildhibaan federaal


Qaali Cali Shire

Maanta waxaa dunida laga xusayaa maalinta haweenka caalamka. Soomaaliya ayaa xilligan waxaa si weyn ay ishu u saaran tahay ilaalinta xuquuqda haweenka, gaar ahaan doorkay ay ku leeyihiin siyaasadda.

Waxaa walaac ka jiraa in la buuxin doono kootada haweenka ee baarlamaanka oo ah 30%.

Waxaa noo suurtogashay in doorka haweenka Soomaaliya iyo munaasabadda maantaba aan ka waraysanao Qaali Cali Shire oo toddobaadkan ku guulaysatay kursi si adag loogu tartamay oo doorashadiisu ka dhacday magaalada Gaalakacayo.

Weriyahayaga Cabdiwaaxid Macalin Isxaaq ayey uga warrantay sida ay u aragto doorashadeeda.

Wareysi: Qaali Cali Shire oo dhowaan loo doortay xildhibaan federaal
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:02 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG