War Deg-Deg ah

Wareysi: Nuxurka dooddii miisaaniyadda ee xildhibaannada labada aqal iyo wasiir Beyle

Baarlamanka
Baarlamanka

Kulan wadajir ah oo ay Muqdisho ku leeyihiin xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayey kaga doodayaan miisaaniyadda Dowladda, iyadoo su’aalo lagu weydiiyey Wasiirka Maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale Beyle.

Cilmi Nuur, oo ah xogahayaha guud ee guddi isku dhaf ah ee Miisaaniyadda Baarlamaanka ee dib u eegista ku sameeyay miisaaniyadda ay ka doodayaan golaha ayaa weriyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle uga waramay nuxurka doodda baarlamaanka.

Nuxurka dooddii miisaaniyadda.mp3

No media source currently available

XS
SM
MD
LG