Muqdisho —
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wali ku sugan gobollada dhexe ee dalka, si uu u hago hawlgallada ka dhanka ah ururka Al-Shabaab.
Haddaba hawshu halka ay marayso iyo khilaaf la sheegay in hoggaanka ciidanka ka dhex jiro ayaa wariyaha VOA-da Jacfar Kuukay uu khadka Skypeka ee magaalada Muqdisho kaga wareystay Jeneraal Cabdiraxmaan Tuuryare, agaasimihii hore ee hay’adda Sirdoonka Qaranka ee NISA.
Madal