Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Muxuu noqon karaa xalka xildhibaannada gobolka Gedo?


PROF HUSSIEN WARSAME
PROF HUSSIEN WARSAME

Buuq ayaa ka dhashay kulankii ugu horreeyay ee Golaha Shacabka ee uu shalay xilka kula wareegayay gudoomiyaha cusub ee Barlmaanka, kadib markii xildhibaanno iska soo horjeedo ee lagu soo kala doortay magaalooyinka Garbahaarey iyo Ceelwaaq ee gobolka Gedo ay soo xaadireen kulankaas.

Gudoonka Baarlamaanka ayaa sheegay inuu kasoo arrimin doono xaalka xubnahaas isku dhex qabsadey xarunta golaha Shacabka.

Haddaba maxaa kala gudboon dhinacyada isbarbar socdo ee gobolka Gedo iyo gudoonka cusub ee Baarlamaanka?

Sahra Cabdi Axmed ayaa falanqeyn wareysi ah la yeelatay Prof. Hussein Warsame oo barre ka ah jaamacadda Calgry ee dalka Canada.

Muxuu noqon karaa xalka xildhibaannada Gedo?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:36 0:00

XS
SM
MD
LG