Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Muxuu Cirro ka yiri ansixinta xeerka doorashooyinka?

Cirro
Cirro

Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey Xeerarka Doorashooyinka, iyadoo qaar ka mid ah ururrada siyaasadda iyo siyaasiyiin kaleba ay kasoo horjeesteen.

Balse waxaa tallaabada lagu ansixiyey xeerkan doorashada soo dhoweeyey musharaxa jagada madaxweyne ee Xisbiga Mucaaridka ee Waddani Cabdiraxman Maxamed Cabdillaahi Cirro.

Waxa uu xafiiskiisa ugu warramayey Khadar Maxamed Cakulle.

Wareysi: Muxuu Ciro ka yiri ansixinta xeerka doorashooyinka?
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:15 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG