Muqdisho —
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo hoggaamiya xisbiga Wadajir ayaa ka mid ah musharaxiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya.
Cabdiraxmaan ayaa wareysi uu siiyey VOA uga hadlay sababta uu isku sharxay, iyo waxa u qorsheysan inuu wax ka qabto haddii uu xilka ku guuleysto maalinta Axadda oo ay doorashadu dhaceyso.
Weriyaha VOA Falastiin Axmed Iimaan ayaa ku wareysatay Muqdisho.