Washington —
Ergayga Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Maxamed Al-Amiin Suweef ayaa xaqiijiyey in la hakiyey dhimista ciidamada midowga Afrika ee Soomaaliya, kadib markii Golaha Amniga iyo Nabada ee Midowga Afrika uu aqbalay codsigii ka yimid Soomaaliya.
Waraysi uu siiyey waxaa inoo soo koobaya Haaruun Macruuf.
Madal