Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Ururka suxufiyiinta Somaliland oo ku baaqay qabyo-tirka xeerka saxaafadda


Wariye Bishaaro Baandaay
Wariye Bishaaro Baandaay

Iyadoo toddobaadkan lagu xiray magalada Wajaale ee Gobolka Gabiley wariye Bushaaro Baandey oo ah suxufiyad madaxbanaan, ayay Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA waxay sheegeen inay lagama maarmaan tahay in si deg deg ah loo qabyo-tiro Xeerka Saxaafadda Somaliland kaasi oo ay sheegtay in xuquuq badani kaga maqan tahay suxufiyiinta.

Warkan waxa Hargiesa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

SOMALILAND MEDIA LAW.m4a
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:02:28 0:00

XS
SM
MD
LG