Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Maxay ka dhigan tahay in Soomaaliya iyo Cuba ay dib usoo celiyeen xiriirkooda?


Soomaaliya iyo Cuba
Soomaaliya iyo Cuba

Dawladaha Soomaaliya iyo Cuba ayaa ku hehsiiyey inay sii ambaqaadaan xiriirkooda diplomaaisyadeed, sida ay sheegeen diblomaasiyiinta labada waddan.

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac ayaa Isniintii qaabilay safiirka Cuba u jooga dalka Kenya Juan Manuel Rodrigues Vazquez oo sidoo kalena qaabilsanaan doona arrimaha Soomaaliya.

Maantana safiirka Cuba waxa uu waraaqaha aqoonsiga u gudbiyey madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Haaruun Macruuf ayaa Arrintan ka waraystay wasiirkii hore ee arrimaha dibedda Soomaalia Axmed Ciise Cawad.

Wareysi: Maxay ka dhigan tahay in Soomaaliya iyo Cuba ay dib usoo celiyeen xiriirkooda?
please wait

No media source currently available

0:00 0:09:46 0:00

XS
SM
MD
LG