Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Maxamed Mursal oo ka hadlay xiisadda Koonfur Galbeed


Maxamed Mursal
Maxamed Mursal

Guddoomiyihii hore ee Baarlamanka Soomaaliya ahna mudane ka tirsan Baarlamanka hadda jira Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sheegey inay lagama maarmaan tahay in la sameeyo dib u heshiisiin dhexmarta siyaasiyiinta iyo beelaha tabashada qaba ee Koonfur Galbeed.

Dib u heshiisiintan ayaa waxaa hore ugu dhawaaqey guddoomiyaha baarlamanka Sheekh Adan Madoobe, oo maalmihii tegay ku sugnaa magaalada Baydhaba.

Mursal ayaa wareysi uu siiyey VOA, waxa uu sidoo kale uga warramey mumdo kororsiga maamulka Koonfur Galbeed ee uu hoggaamiyo Cabdicasiis Lafta-gareen.

Falastiin Axmed Iimaan ayuu khadka telfoonka ugu warramey.

Wareysi: Maxamed Mursal oo ka hadlay xiisadda Koonfur Galbeed
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:40 0:00

XS
SM
MD
LG