Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Danjire Afey oo ka hadlay qaxooti cusub oo soo gaaray xeryaha Dhadhaab


Afey
Afey

Masuulyiinta Hay’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegeegay in tiro qoysas horleh oo kasoo qaxaya dagaallada iyo abaaraha Soomaaliya ay soo gaarayaan Xeryaha Qaxootiyada Dhadhaab ee Waqooyi Bari Kenya.

Ergayga gaarka ah ee Hay’adda UNHCR u qaabilsan geeska Africa Maxamed Cabdi Afey ayaa VOA u sheegay in hay’adaha samafalku ay hadda ku hawlan yihiin sidii gurmad iyo hoy ay degaan loogu samayn lahaa qaxootigan cusub ee Soomaaliya kasoo qaxaya ee soo gaaray Xeryaha Qaxootiyada Dhadhaab.

Maxamed Afey ayaa magaalada Nairobi ugu warramay wariyaheena Khadar Maxamuud Xareed.

Wareysiga danjige Afey.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:18 0:00

XS
SM
MD
LG