Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Maxaa looga hadlay shirka boqorrada iyo odayaasha dhaqanka qaaradda Afrika?


Boqor Cabdirashiid Cumar Ismaaciil
Boqor Cabdirashiid Cumar Ismaaciil

Magaalada Lusaka ee Dalka Zambia waxaa lagu qabtay shir ay yeesheen boqorrada iyo duqeyda dhaqanka ee qaaradda Afrika, waxaana kulankan looga hadlay dowrka odayaasha dhaqanka ee dhinacyada nabadda, iyo xasilloonida qaaradda.

Shirkan waxaa furay madaxweynaha Zambia.

Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa boqor Cabdirashiid Cumar Ismaaciil oo kamid ah dhaqanka shirkan ka qeybgalaya ka wareystay waxa shirkan diiradda lagu saaray.

Maxaa looga hadlay shirka boqorrada iyo odayaasha dhaqanka Africa.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:24 0:00

XS
SM
MD
LG