Muqdisho —
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur, sidoo kalena ah ergeyga madaxweynaha ee arrimaha abaaraha ayaa dhawaan qoraal uu u direy madaxweynaha waxa uu kaga hadley talooyin ku aadan arrimo dhowra oo ay ka mid tahay hanaanka doorashada, dastuurka iyo siyaasad loo dhan yahay.
Falastiin Axmed Iimaan ayaa xildhibaan Cabdirahmaan Cabdishakuur weydiisey sida uu arko in wax laga beddelo hanaanka awoodaha ee madaxweynaha iyo ra’isul wasaaraha iyo waxa ku qornaa warqadda?
Madal