Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Maxaa kasoo bixi kara shirka Muqdisho?


Waxaa maalintii labaad galay shirka magaalada Muqdisho uga furmay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxdii hore ee dalka soo martay, kaas oo looga hadlayo xaaladda siyasadeed ee dalka.

Shirkan oo uu marti-qaadkiisa leeyahay madaxweyne Xasan, ayay ka qayb-gelayaan hoggaamiyayaal hore oo ay ka mid yihiin, madaxweynayaal hore, ra’iisal wasaarayaal hore, guddoomiyayaashii baarlamaanka soo maray iyo siyaasiyiin kale oo dalka magac ku leh.

Haddaba Ridwaan Xirsi Warsame oo hore u soo noqday ra’iisal wasaare ku xigeen, kana mid ah madaxda shirkan ka qayb-gelaysa ayaa u waramay weriyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Dhageyso Wareysiga Ridwan Xirsi.m4a
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:15 0:00
Ridwaan Xirsi
Ridwaan Xirsi

Madal

XS
SM
MD
LG