Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Magaalada Xuddur oo weli go’doon ku jirta


Magaalada xuddur ayaa weli ku jirta go’doon, iyada oo diyaaraduhu ay yihiin gaadiidka keliya ee magaaladaas lagu gali karo, waxaana sidoo kale miciishadda magaalada ee ka timaadda gobolada kale ee dalka keena diyaarado.

Haddaba guddoomiyaha degmada Xuddur Cumar C/laahi Maxamuud ayaa xaaladda magaaladaas iyo qorshaha maamulka ee ku aaddan wax ka baddalka xaaladda cakiran uga warramay wariyaha VOA ee Washington Caasho Ibraahim Aadan.

Xuddur oo weli go'doon ku jirta.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:19 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG