Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: La-taliyaha Laftagareen oo difaacay muddo xileedka madaxweynaha


Cabcasiis Laftagareen
Cabcasiis Laftagareen

La-taliyaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed Maxamed Salaad Sheekh Xaayow ayaa ka hadlay eedeymaha ku saabsan in madaxweynaha loo sameeyey muddo kordhin, xilli afartii sano ee la doortay ay ku egtahay Bishan.

La-taliyaha oo la hadlay VOA ayaa sheegay in maamulka kaliya uu iswaafajiyay muddo xileedka hay'adaha dowaldda ee kala ah baarlamanka iyo madaxtooyada.

Waxa uu arrimahani uga warramay wariyaha VOA ee Baydhaba Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Wareysi: La-taliyaha Laftagareen oo difaacay muddo xileedka madaxweynaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:09 0:00

XS
SM
MD
LG