Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi ku saabsan duqeymo xalay ka dhacay Mudug

Waxaa xalay duqaymo kala duwan lala beegsaday goobo ay ku sugnaayeen ururka al-Shabaab oo ku yaalla gobolka Mudug, gaar ahaan deegaanka Qaycad.

Illaa haatan faahfaahin badan lagama hayo khasaaraha ka dhashay duqaymahaas.

Guddoomiye ku-xigeenka degmada Wisil ee gobolka Mudug Cabdigaraad Cumar Maxamuud oo ka mid ah saraakiisha hoggaaminaysa ciidamo hawlgal ka wada degaanadaas ayaa duqayntan cusub uga warramay weriyaha VOA Cabdiwaaxid Macallin Isaaq.

Wareysi ku saabsan duqeymo xalay ka dhacay Mudug
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:45 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG